Maraykanka oo ka hadlay duqeyn uu maalintii Ciidul-adxaa ka geystay koonfurta Somalia

Taliska Ciidanka Mareykanka Africa ee AFRICOM ayaa shaaciyey duqeyn  ay maalintii koowaad ee Ciidula Adxaa la beegsadeen kooxda Alsahbaab oo ka dhacday meel 46-Km Waqooyi bari ka xigta magaalada Kismaayo. Qoraal ka soo baxay AFRICOM ayaa lagu sheegay in weerarka lagu dilay 2 nin oo ka tirsanaa Al Shabaab, islamarkaana aanay jirin khasaare dadka rayidka … Continue reading Maraykanka oo ka hadlay duqeyn uu maalintii Ciidul-adxaa ka geystay koonfurta Somalia